Dhaxal sugaha Boqortooyada Ingiriiska oo qaaday talaabo naftiisa halis gelineysa (Sawirro)

Prince Harry oo u jira safka dhaxal sugeyaasha boqortooyada Ingiriiska ayaa booqasho uu ku marayo Koonfurta Qaaradda Africa ku daray waddanka Angola, si uu u dardar galiyo dadaallada ku aaddan in miinooyinka dhulka ku aasan la bixiyo ama la burburiyo. Amiirka ayaa raacay raadkii hooyadiis, Princess Diana, oo sanadkii 1997-kii ku lugeysay dhul qeyb ahaan … Continue reading Dhaxal sugaha Boqortooyada Ingiriiska oo qaaday talaabo naftiisa halis gelineysa (Sawirro)